Wasiir Amar Dambe iyo Saraakiil Ciidan oo maanta Su’aalo adag la weediinayo

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo weediinaya Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar–dambe) iyo Saraakiil katirsan Milatariga. Wasiirka iyo Saraakiisha kale ee ciidanka Milataruga Soomaaliya ayaa wax laga weediin doonaa dhibaatooyinka Ciidanka Milatariga ku hayaan shacabka gaar ahaan Dilkii ay u geesteen Gabar 9-sano jir iyo Wiil dhalinaro ah. Ciidamo katirsan Milatariga … Continue reading Wasiir Amar Dambe iyo Saraakiil Ciidan oo maanta Su’aalo adag la weediinayo